Baanka Dhexe ee Jamhuuriyada Somaliland waxaa uu ku wargelinayaa Bulshada in heerka isku beddelka /Sarifka Shilinka Somaliland iyo US dollarka in uu Maanta oo ay bishu tahay 24/11/2018 uu yahay sidan
Gacanta Hore /iibshadda(Buying rate $ 1= 9,650 Shilin ka SL
Gacanta Danbe/Iibinta (Selling rate $ 1=9,700 Shilinka SL
ALLA MAHAD LEH
publishid bye : waaxda xidhiidhka dadweynaha & arrimaha dibada