Bank of Somaliland
sell  8530 | buy  8630
sell  10097 | buy  9980
sell  11823 | buy  11686
sell  2330 | buy  2303
sell  2330 | buy  2303
sell  190 | buy  188
sell  79 | buy  78
WAR-GELIN HEERKA ISKU BEDELKA LACAGAHA SHILINKA IYO DOLLARKA

Baanka Dhexe ee Jamhuuriyada Somaliland waxaa uu ku wargelinayaa Bulshada  in heerka isku beddelka /Sarifka Shilinka Somaliland iyo US dollarka  in uu  Maanta oo ay bishu tahay 16/12/2018 uu yahay sidan

 

Gacanta Hore /iibshadda(Buying rate $ 1= 9,600 Shilin ka SL

Gacanta Danbe/Iibinta (Selling rate $      1=9,650 Shilinka SL