+252 2 523298 info@bankofsomaliland.net
sell  8400 | buy  8500
sell  0 | buy  0
sell  0 | buy  0
sell  0 | buy  0
sell  0 | buy  0
sell  0 | buy  0
sell  0 | buy  0

6 Search Results Found For [Images]

Daawo: Sawirada Xaflada Xadhig ka jarista Laanta Gabiley

 DAAWO Sawirada:  Xafladda Xadhig ka Jarista Laanta Baanka Dhexe ku leeyahay gobolka Gabiley, oo Muddo 46 Sanno ah markii ugu horaysay dib loo dayactiray  IMG_756 

Agaasimah Guud Baanka Dhexe Axmed Xasan Carwo oo Safar Shaqo ugu Baxay Gobolada Galbeedka S/land

Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe ee JSL, Mudane Axmed Xasan Carwo ayaa safar shaqo oo nuxurkiisu yahay xogogaal u noqoshada xaalada shaqadda iyo Shaqaalaha, iyo dardargalinta adeega uu Baanka Dhexe hayo uu baxay goboladda galbeed ee JSL, Agaasimahu wuxuu safarkiisa ka bilaabay gobolka Gabiley xaruntiisa Gabiley. Agaasimahu wuxuu isla maanta kulamo is dabo joog ah […]

WARGELIN HEERKA ISKU BEDELKA LACAGAHA DOLLARKA IYO SHILINKA

Baanka Dhexe ee Jamhuuriyada Somaliland waxaa uu ku wargelinayaa Bulshada  in heerka isku beddelka /Sarifka Shilinka Somaliland iyo US dollarka  in uu  Maanta oo ay bishu tahay 5/12/2018 uu yahay sidan   Gacanta Hore /iibshadda(Buying rate $ 1= 9,600 Shilin ka SL Gacanta Danbe/Iibinta (Selling rate $      1=9,650 Shilinka SL

HAMBALYO MAGACAABIDA WASIIRKA MAALIYADA JSL

Hambalyo Magacaabida Wasiirka Maaliyada JSL   Gudoomiyaha Baanka Dhexe Cali Ibraahim Jaamac, isaga oo ku hadlaya magaciisa, Saraakiisha Baanka iyo dhamaan shaqaale weynaha Baanka Dhexe ee Somaliland waxa uu ku faraxsanyahay isla markaana uu si diiran u soo dhawaynayaa Wasiirka Horumarinta Maaliyadda JSL Dr Sacad Cali Shire iyo Wasiir Ku Xigeenkiisa Mudane Cabdilqaadir Maxamuud Sh. […]

Exchange Rate