Agaasimaha Guud ee Baanka dhexe Somaliland Axmed Xasan Carwo ayaa kulan kula qaatey wadanka D.Jabouti Madaxda Baanka Caalamiga ah ee CAC oo aad u xiisaynaya Maalgashiga iyo in uu xafiis ka furto Somaliland waxaana uu agaasimaha kulan dheer wada qaateen CEO ga Axmed Hamid Al-dheeb oo markii danbana u fidiyey casuumad guriisa ah Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe Kulankan ayaa ku soo dhamaaday is afgarad iyo is faham