Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Mudane Cali Ibrahim Jamac oo ka qayb galay xafladii qalin jabinta Dufcada 17aad ee jaamacada Amoud, Gudoomiyahu waxa uu qayb ka ahaa wafti balaadhan oo Hogaaminyey Madaxweyne Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi .
Gudoomiyaha baanka dhexe iyo Madaxwaynahu JSL waxaa ahaayeen isku kalaas wada dhigta jaamacada Amoud barisamaadkii , Sida uu Goobtaa ka Xusay Madaxweynaha JSL mar uu khudbad u jeedinayey ardayda Ka qalin jebisay Jaamacada Camuud,
dhinaca kale Gudoomiyaha Baanka dhexe waxa uu dhambaal Hambalyo u diray Dhamaan Ardayda, Maamulka iyo Macalimiinta Jaamacda Amoud isagoo ugu Hambaliyeyey munaasinada Qalin jebinta Dufcada 17aad ee jamacada Amoud .