Deprecated: Function create_function() is deprecated in /home/bosl/public_html/wp-content/plugins/php-code-widget/execphp.php on line 62

Deprecated: Function create_function() is deprecated in /home/bosl/public_html/wp-content/plugins/roses-like-this/widget.php on line 118

Warning: "continue" targeting switch is equivalent to "break". Did you mean to use "continue 2"? in /home/bosl/public_html/wp-content/plugins/jetpack/_inc/lib/class.media-summary.php on line 77

Warning: "continue" targeting switch is equivalent to "break". Did you mean to use "continue 2"? in /home/bosl/public_html/wp-content/plugins/jetpack/_inc/lib/class.media-summary.php on line 87
Fariinta Agaasimaha Guud ee ku wajahan Dadwaynaha Jamuuriyada Somaliland – Bank of Somaliland
 

Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /home/bosl/public_html/wp-includes/post-template.php on line 284

Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /home/bosl/public_html/wp-includes/post-template.php on line 284

Uncategorized Fariinta Agaasimaha Guud ee ku wajahan Dadwaynaha Jamuuriyada Somaliland

Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe Mudane Axmed Hassan arwo ayaa fariin Gaaban oo uu soo dhigay bartiisa Gaarka ah ee ku leeyahay barraha bulshada kula hadlay dadweynaha JSL , Agaasimaha oo maqaalkiisan kooban  fariin ugu diray dadweynaha JSL  wuxuu ku dhiiri geliyey in ay xoojiyaan isticmaalka Shilinka Somaliland yareeyaana ku tiirsananta Lacagaha Qalaad ee Dollar-ku ka mid yahay ,

fariinta Agaasimaha Guud ee ku wajahneyd dadweynaha waxay u dhignayd sidan : “RW Ethiopia ayaa maalin la hadlay dadkiisa waxuu u sheegay inay dollarka ay guryaha ku hayaan ay sariftaan ooy lacagtooda aaminaan. Doolarku waxuu maraayey 37 birr isla subaxii xigay kolkay hadalkiisa qaateen waxuu noqday 27 birr. Wadaniyadi waa taas. Bal ka waran inagoo qof waliba bal yaanu wada sarifine uu boqolkiiba konton sarifto, sow dollarku dhulka ma galayn. Taasi aqoon iyo meel fog ka doon ma aha. Waa muwaadinka oo dalkiisa aamina, lacagtiisa qiimeeya, waraaqaha shiisheeye ee qofkba qofka uu ka dan yar yahay lagu dhibaayo oo uu joojiyo isticmaalkiisa. Dollarku ha ahaado kayd adag oon dunida wax kaga iibsano, gudaheenan aan isticmaalno lacagteena. Alle maxaan ugu maqlay. Horaa loo yidhi dhegihii waansan ayaa wax maqla”

Axmed Hassan Arwo

Agaasimaha Guud ee Baanka dhexe


Notice: compact(): Undefined variable: limits in /home/bosl/public_html/wp-includes/class-wp-comment-query.php on line 853

Notice: compact(): Undefined variable: groupby in /home/bosl/public_html/wp-includes/class-wp-comment-query.php on line 853

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: