HomeCategory Uncategorized

https://bankofsomaliland.net/wp-content/uploads/2018/08/824bd1f5-ce97-4c8b-92b7-1d4752103cd6.jpeg

Waxa Xarunta Dhexe ee Baanka Adduunku ku leeyahay Magaaladda Nairobi kullan ballaadhan oo saacado qaatey ku dhexmaray wafdi ka socda Jamhuuriyadda Somaliland oo uu hogaaminaayo Guddoomiyaha Mudane Ali Ibrahim Jaamac “Baqdaadi“. Xubnaha Wafdiga dhinaca Somaliland waxa ka mid ahaa Guddigga Dhaqalaaha u qaabilsan Golaha Wakiiladda oo ay ka mid ahaayeen Xildhibaan Mohamed ahmed Obsiiye (Ku-xigeenka...

https://bankofsomaliland.net/wp-content/uploads/2018/08/6524E0D3-C480-4BE6-95B0-4BB06D664A50.jpeg

Guddoomiyaha Baanka dhexe ee JSL Mudane Ali Ibraahim Jamac oo uu weheliyo Agaasimaha Waaxda Koormeerka Haayadaha Maaliyadeed Cabdiraxmaan Muuse Cabdi, ayaa safar shaqo ugu baxay dalka Kenya, shalay 07.08.2018. Waxaa ay isla maanta kulamo kala duwan la qaateen qaar ka mid ah haayadaha Maaliyadeed ee dalka Kenya, waftigu waxaa uu kulan qado ah la qaatayy...

https://bankofsomaliland.net/wp-content/uploads/2018/08/D75CECA5-C56C-49D6-84F0-F015958F6244.jpeg

Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Mudane Cali Ibrahim Jamac  oo ka qayb galay xafladii qalin jabinta Dufcada 17aad ee jaamacada Amoud, Gudoomiyahu waxa uu qayb ka ahaa wafti  balaadhan oo Hogaaminyey Madaxweyne Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi . Gudoomiyaha baanka dhexe  iyo Madaxwaynahu JSL waxaa ahaayeen isku kalaas wada dhigta jaamacada  Amoud barisamaadkii ,...

https://bankofsomaliland.net/wp-content/uploads/2018/07/92B79FF8-C132-4014-8F1F-552DE4B28323.jpeg

Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee JSL Mudane Ali ibraahim Jama oo Weheliyo Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe Mudane  Axmed Xasan Cawro  ayaa abaal marin Guddoonsiiyey Qaar ka mida ah Shaqalaha baanka dhexe ee JSL ,  Shaqalaha abaal marinta La Gudoonsiiyey oo tiradoodu Dhamayd 6 lix Xubnood oo ka kala socday laamaha Iyo qaybaha kala duwan ee...

https://bankofsomaliland.net/wp-content/uploads/2018/06/1F2C51B5-23A6-4FE3-81EB-2A4A27AFD671.jpeg

Shir  maanta ay isugu yimaadeen madaxda Sare ee Baanka Dhexe ee Somaliland iyo Saraakiil sar-sare oo ka socday world Bank. Shirka waxaa lagaga hadlayay sidii wax loo qaban lahaa qiime dhaca shilinka, dajinta Siyaasada lacagta, iyo arimo badan oo kale oo khuseeya lacagta iyo Haayadaha maaliyadeed ee wadanka. Shirka waxaa hogaaminayay Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee...

https://bankofsomaliland.net/wp-content/uploads/2018/06/40F610B5-90E2-4398-9C0E-0868334AFB05.jpeg

Shaqaalaha Baanka Somaliland  kulan  aad u qurux badan oo meeqaam sare loo soo Agaasimay, la qaatay culimada wacyigelinta ee W/diinta Awqaafta . kulankaa oo ay. qaabadiisa lahayd Qaybta Maamulka Arrimaha Shaqaalaha ayaa daaranaa wacyi galin diini ah oo ay bixinayeen Culimadda Wasaarada Diinta iyo Awqaabta. Guddoomiyaha Baanka Cali Ibraahim Jamac (Baqdaadi) oo ugu horeyn kulanka...

https://bankofsomaliland.net/wp-content/uploads/2018/05/0A2726DB-E1C7-4BDA-8260-071F78E48754.jpeg

Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe JSL Mudane Axmed Hassan Cawo Ayaa Fariin kooban oo soo Dhigay Barta uu ku leeyahay Facebook-ga kaga hadlay halka uu marayo talaabooyinka hore loogu qaaday dhinaca Sarifka , Fariintaa oo dhiganyad sidan:- “ Waxaanu ku jirnaa qiimeyn talaabooyinkii hore loo qaaday dhinaca sarifka, wixii qabsoomay iyo midhahooda, kuwa aan qabsoomin...

https://bankofsomaliland.net/wp-content/uploads/2020/02/LOGOf.png

© Bank of Somaliland. All Rights
Reserved.

contacts Bank of Somaliland +252 2 523298Road#1, 26 June Avenue, Hargeisa, Somalilandinfo@bankofsomaliland.net