HomeCategory Uncategorized

https://bankofsomaliland.net/wp-content/uploads/2018/10/ea5118cf-0aff-4688-ad62-625d6d389ccd-1.jpeg

Agaasimaha Guud ee Baanka Mudane Axmed Xasan Carwo ayaa furay tobabar kor loogu qaadayo Aqoonta iyo tayada Shaqaalaha Baanka Dhexe ee JSL. Tobabarkan oo socon doona muddo 6 cisho 20-ilaa 25. 10.2018,ah ayaa ka qabsoomi doona Hoolka Baanka ee Baanka dhexe, muddaa uu socodo tobabarku waxay shaqaalaha Baanku qaadan doona Habka Daryeelka Macaamiisha ( Customer...

https://bankofsomaliland.net/wp-content/uploads/2018/10/4120B791-7ACD-4EB0-9D13-185277D6E1A7.jpeg

-Kulan Saddex geesood ah oo ay maanta isugu yimaadeen Hay’adda Shaqaalaha Dawladda, Baanka dhexe ee Dawladda iyo Xisaabiyaha Guud ee qaranka ayaa la iskula qaatay bilowga casriyeynta nidaamka mushahar bixinta shaqaalaha dawladda halkaas oo shaqaale walba loo samaynayo xisaab u gaar ah oo mushaharka loogu shubo -Tallaabadan ayaa qayb ka ah dib-u-habaynta Shaqaalaha dawladda taas...

https://bankofsomaliland.net/wp-content/uploads/2018/10/IMG_9290.jpg

Gudoomiyaha Baanka Dhexe oo ay Weheliyaan Gudoomiye-xigeenka iyo Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe ayaa Maanta Daah-Furay Nidaamka Diwaan gelinta Casiga ah ee Shaqaalaha Baanka dhexe. Diwaan Galintan Casriga ah Ayaa Madaxda Baanka ka Caawin doonta Xogta qofka Shaqalaha in lalasocda waxyabaha ku saabsan warbixintiisa ilaa marka loo bahdo in dalacadaha lasameynayo tano ka mid ah...

https://bankofsomaliland.net/wp-content/uploads/2018/10/ecc66dd1-2a90-48f0-bccc-6671ddaecaee.jpg

 AGAASINKA GUUD EE BAANKA DHEXE EE JSL ayaa kulan la qaatay Maamulayaasha Laamaha Caasimada iyo Agaasime waaxeedyada Baanka Dhexe ee JSL , kulankaa oo daarnaa dardar gelinta habsami socodka howlaha shaqo ee Baanka, lana sii laban laabo dadaalka loogu jiro ilaalinta qiimaha Shilinka iyo la dagaalanka sicir bararka. Ugu Horeyn, kulankaa waxaa furay Guddoomiyaha Baanka...

https://bankofsomaliland.net/wp-content/uploads/2018/09/3F5EBFEA-7BF2-4580-8E27-77F5534DD082.jpeg

  Guddoomiyaha Baanka Dhexe Mudane Cali Ibraahim jamac (Baqdaadi) oo ay weheliso Agaasimaha Qaybta Maamulka Arrimaha Shaqalaha, Amran Abdi Ismail ayaa koormeer ku Soo maray laamaha Baanka dhexe ee ku yaala magaalada Hargeisa, Gudoomiyaha iyo Agaasimaha waxay u kuurgaleen xaalaada ay ku sugan yihiin shaqaale weynaha ka howl gala Laamaha baanka ee laanta 1aad, Laanta...

https://bankofsomaliland.net/wp-content/uploads/2018/08/B36FE13D-2AAF-49F5-996C-D9BAFF47266B.jpeg

Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe Mudane Axmed Hassan arwo ayaa fariin Gaaban oo uu soo dhigay bartiisa Gaarka ah ee ku leeyahay barraha bulshada kula hadlay dadweynaha JSL , Agaasimaha oo maqaalkiisan kooban  fariin ugu diray dadweynaha JSL  wuxuu ku dhiiri geliyey in ay xoojiyaan isticmaalka Shilinka Somaliland yareeyaana ku tiirsananta Lacagaha Qalaad ee Dollar-ku...

https://bankofsomaliland.net/wp-content/uploads/2020/02/LOGOf.png

© Bank of Somaliland. All Rights
Reserved.

contacts Bank of Somaliland +252 2 523298Road#1, 26 June Avenue, Hargeisa, Somalilandinfo@bankofsomaliland.net