UncategorizedGUDOOMIYAHA BAANKA DHEXE CALI IBRAAHIM OO WAR-SAXAFADEED KA SOO SAARAY HOOS U DHACA SICIR BARARKA
WAR-SAXAFADEED: HOOS U DHACA SICIR BARARKA IYO DIGNIIN KU WAAJAHAN SARRIFLAYAASHA & SHIRKADAHA ISGAADHSIINTA. Sida uu qeexaayo Xeer Lr 54/2012 Qodobkiisa 4aad waajibaadka asaasiga ah ee Baanka Dhexe waxa ugu muhiimsan dejinta ascaarta iyo ilaalinta qiimaha Shilinka Somaliland. Waxa kale oo uu masuul ka yahay samaynta iyo fulinta siyaasadda lacagta “Monetary Policy”. Haddaba...