
Please click here to download Covid-19 report Convid 19 impact on Somaliland Economy
Please click here to download Covid-19 report Convid 19 impact on Somaliland Economy
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta Daah-furay shirweyne ballaadhan oo lagu gorfeynayo horumarinta hay’adaha maaliyadeed ee dalka ka jira, kaas oo ay soo qabanqaabiyeen wasaaradda horumarinta maaliyadda iyo Baanka dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland. Shirkan oo ujeeddadiisu tahay dardargelinta, kobcinta, wada-shaqaynta, is fahanka iyo habkii la isugu xidhi lahaa hay’adaha maaliyadeed ee dalka,...
WARSAXAAFADEED Waxa uu maanta oo taariikhdu tahay 13kii bisha May 2019, Kulan ku dhexmaray xafiiska gudoomiyaha Baanka dhexe, madaxda Baanka dhexe ee JSL iyo madaxda Baanka ganacsiga ah ee AMAL BANK. Kulankan oo ujeedadiisu ahayd in la ogaysiiyo madaxda Baanka ganacsiga ah ee Amal Bank in la aqbalay codsigoodii, kana hawl gali karaan JSL. Kulankan...
Baanka Dhexe ee Jamhuuriyada Somaliland waxaa uu ku wargelinayaa Bulshada in heerka isku beddelka /Sarifka Shilinka Somaliland iyo US dollarka in uu Maanta oo ay bishu tahay 09/01/2019 uu yahay sidan Gacanta Hore /iibshadda(Buying rate $ 1= 9750 Shilin ka SL Gacanta Danbe/Iibinta (Selling rate $ 1=9,800 Shilinka SL
Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe ee JSL, Mudane Axmed Xasan Carwo ayaa safar shaqo oo nuxurkiisu yahay xogogaal u noqoshada xaalada shaqadda iyo Shaqaalaha, iyo dardargalinta adeega uu Baanka Dhexe hayo uu baxay goboladda galbeed ee JSL, Agaasimahu wuxuu safarkiisa ka bilaabay gobolka Gabiley xaruntiisa Gabiley. Agaasimahu wuxuu isla maanta kulamo is dabo joog ah...
Baanka Dhexe ee Jamhuuriyada Somaliland waxaa uu ku wargelinayaa Bulshada in heerka isku beddelka /Sarifka Shilinka Somaliland iyo US dollarka in uu Maanta oo ay bishu tahay 5/12/2018 uu yahay sidan Gacanta Hore /iibshadda(Buying rate $ 1= 9,600 Shilin ka SL Gacanta Danbe/Iibinta (Selling rate $ 1=9,650 Shilinka SL
Waxaan marka hore waxaan hanbalyo diiran u dirayaa Guddoomiyaha Shirkada Telesom Mudane Abdikareem Mohamed Eid oo ku guulaystay inuu noqdo Hogaamiyaha ugu wanaagsan Isgaadhsiinta Afrika ee Abaal-marinta AFRICACOM 2018.