WARGELIN HEERKA SARIFKA DOOLARKA IYO SOMALILAND SHILINKA EE MAANTA

 

Baanka Dhexe ee Jamhuuriyada Somaliland waxaa uu ku wargelinayaa Bulshada  in heerka isku beddelka /Sarifka Shilinka Somaliland iyo US dollarka  in uu  Maanta oo ay bishu tahay 05/11/2018 uu yahay sidan

 

Gacanta Hore /iibshadda(Buying rate $ 1= 9,740 Shilin ka SL

Gacanta Danbe/Iibinta (Selling rate $      1=9,790 Shilinka SL

No Comments

Give a Reply

%d bloggers like this: