WARGELIN HEERKA SARIFKA DOLLARKA IYO SOMALILAND SHILING

Baanka Dhexe ee Jamhuuriyad a  Somaliland Waxaa uu ku war-gelinayaa Bulshada in Heerka .

Isku Bedelka Sarifka Shilinka Somaliland iyo US Dollarku in uu maanta oo bishu tahay 3/11/2018 uu yahay sidan

Gacanta Hore /Iibsashada (Buying rate)$ 1= 9,750 Sl.Sh.

Gacanta Danbe /iibinta (selling rate  )     $1= 9,800 Sl.Sh.

 

 

No Comments

Give a Reply

%d bloggers like this: