Sarifka WARGELIN BULSHADA SOMALILAND HEERKA ISKU BEDELKA LACAGAHA QALAAD IYO SHILINKA SOMALILAND

Baanka Dhexe ee Jamhuuriyada Somaliland waxaa uu ku wargelinayaa Bulshada  in heerka isku beddelka /Sarifka Shilinka Somaliland iyo US dollarka  in uu  Maanta oo ay bishu tahay 18/11/2018 uu yahay sidan

 

Gacanta Hore /iibshadda(Buying rate $ 1= 9,750 Shilin ka SL

Gacanta Danbe/Iibinta (Selling rate $      1=9,800 Shilinka SL

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: