
HORDHAC Lacagaha telefoonnada gacanta la isugu diraa waxa ay dalka Somali-land ka bilowdeen badhtamaha sannadkii 2009-kii oo shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom bilowday adeegga ZAAD Services. Sannadkii inna dhaafay ee 2015 ayay shirkadda kale ee Isgaadhsiinta ee Somtel iyana ku dhawaaqdey bix-inta adeegga eDahab. Labada shirkadoodba waxa ay adeegyadan cusub ku bilaabeen lacagta Dollar-ka. Saamaynta qaab-lacageedkan...