User Comments ( 2 )

  • Abdi Ibrahim

    ASCWW
    Waxan ku boorinayaa in Baanka Dhexe si dhab ah oo cilmiyaysan ula dagaalamo SICIR- BARARKA dadka inta liidatay nafeeyay.
    Waxa loo baahanyay siyaasad dabagal wadata oo lagu xakamaynayo daabacaada lacag cusub oo suuqa la geliyo iyo in doolarka Baanku gacanta ku dhigo oo kala wareego sharikadaha ku amar-taaglaynaya.
    In la xakameeyo waaridaadka aan loo baahanyay oo cashuur la saaro.In cashuur laga ururiyo sharikadaha waa weyn iyo shaqaalaha lacagta fiican qaata.
    In saldhiga Berbera lagu bedesho dhaqaale iyo ictiraaf ugu yaraan baasaboorka oo lagu tago dowladaha isbahaysiga Carabta

    • Central Bank of Somaliland

      FROM :BANK OF SOMALILAND
      TO Abdi Ibraahim.
      mudane Abdi waad ku mahadsan tahay comment kaaga, waxaa ka go,an baanka dhexe JSL isagoo la kaashayada Aqoonta iyo khibarada madaxda baanka iyo shacabkiisa isla markaana talo saaranaya ALLAHA Jaan gooyaha ah , in la dagaalamaan Sicir bararka dalka aafeeyey

      Abdirisak M.omer

Give a Reply

%d bloggers like this: