Guddoomiyaha Baanka Dhexe oo Daah furay diiwangelinta Casriga ah ee data base ka Shaqaalaha Baanka

Guddoomiyaha Baanka Dhexe oo Daah furay diiwangelinta Casriga ah ee data base ka Shaqaalaha Baanka

Gudoomiyaha Baanka Dhexe oo ay Weheliyaan Gudoomiye-xigeenka iyo Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe ayaa Maanta Daah-Furay Nidaamka Diwaan gelinta Casiga ah ee Shaqaalaha Baanka dhexe. Diwaan Galintan Casriga ah Ayaa Madaxda Baanka ka Caawin doonta Xogta qofka Shaqalaha in lalasocda waxyabaha ku saabsan warbixintiisa ilaa marka loo bahdo in dalacadaha lasameynayo tano ka mid ah Guulaha uu Gaadhey Baanka dhexe oo horumarin joogta ah ku wada shaqaalihiisa sidii xirfadooda iyo aqoontodaba loo kobcinlahaa,

No Comments

Give a Reply

%d bloggers like this: