HomeCategory News

https://i1.wp.com/bankofsomaliland.net/wp-content/uploads/2018/05/0A2726DB-E1C7-4BDA-8260-071F78E48754.jpeg?resize=720%2C479

Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe JSL Mudane Axmed Hassan Cawo Ayaa Fariin kooban oo soo Dhigay Barta uu ku leeyahay Facebook-ga kaga hadlay halka uu marayo talaabooyinka hore loogu qaaday dhinaca Sarifka , Fariintaa oo dhiganyad sidan:- “ Waxaanu ku jirnaa qiimeyn talaabooyinkii hore loo qaaday dhinaca sarifka, wixii qabsoomay iyo midhahooda, kuwa aan qabsoomin Read More

https://i1.wp.com/bankofsomaliland.net/wp-content/uploads/2018/04/03703FB0-C59F-459A-8419-00FE41D0AA0B.jpeg?resize=259%2C194

AHMIYADA ISTICMAALKA SHILINKA SOMALILAND U LEEYAHAY BULSHO WEYNTA JAMHUURIYADA SOMALILAND Sidaynu wada ogsoonahay qarankasta oo dunidan aynu Ku nool nahay ka tirsan wuxuu leeyahay , astaan qaran, lacag iyo calan u gaara . lacagtu waxa ay ka mid tahay astaamaha qaran leeyahay ta uugu qiimaha badan , sidoo kale na laga dheehankaro awooda dhaqaale ee Read More

https://i2.wp.com/bankofsomaliland.net/wp-content/uploads/2018/04/29063644_1921122764565252_2579990350810578944_n.jpg?resize=960%2C640

Agaasimaha Xisaabaha Guud ee Baanka iyo Maamulaha Laanta Xarunta oo Shahaadooyin Guddoonsiiyey 4 Shaqaale ah . oo dhamaystay oo tababaro kala duwan oo ku saabsan Maamulka Lacagta (Financial Management ) , iyo Habka Iibka qandaraasyada (Procurement Management ) ee Mashruuca SCORE ee ay iska kaashanayaan WORLD BANK iyo BANGIGA DHEXE ee SOMALILAND, Shaqaalahan oo kala Read More