HomeCategory News

Agaasimaha Guud ee Baanka dhexe Somaliland  Axmed Xasan Carwo ayaa  kulan kula qaatey wadanka D.Jabouti Madaxda Baanka Caalamiga ah ee CAC  oo  aad u xiisaynaya Maalgashiga iyo in uu xafiis ka furto Somaliland waxaana uu agaasimaha kulan dheer wada qaateen  CEO ga Axmed Hamid Al-dheeb oo markii danbana u fidiyey casuumad guriisa ah Agaasimaha Guud Read More

https://i1.wp.com/bankofsomaliland.net/wp-content/uploads/2018/10/ea5118cf-0aff-4688-ad62-625d6d389ccd-1.jpeg?resize=1080%2C640

Agaasimaha Guud ee Baanka Mudane Axmed Xasan Carwo ayaa furay tobabar kor loogu qaadayo Aqoonta iyo tayada Shaqaalaha Baanka Dhexe ee JSL. Tobabarkan oo socon doona muddo 6 cisho 20-ilaa 25. 10.2018,ah ayaa ka qabsoomi doona Hoolka Baanka ee Baanka dhexe, muddaa uu socodo tobabarku waxay shaqaalaha Baanku qaadan doona Habka Daryeelka Macaamiisha ( Customer Read More

https://i2.wp.com/bankofsomaliland.net/wp-content/uploads/2018/10/4120B791-7ACD-4EB0-9D13-185277D6E1A7.jpeg?resize=1080%2C514

-Kulan Saddex geesood ah oo ay maanta isugu yimaadeen Hay’adda Shaqaalaha Dawladda, Baanka dhexe ee Dawladda iyo Xisaabiyaha Guud ee qaranka ayaa la iskula qaatay bilowga casriyeynta nidaamka mushahar bixinta shaqaalaha dawladda halkaas oo shaqaale walba loo samaynayo xisaab u gaar ah oo mushaharka loogu shubo -Tallaabadan ayaa qayb ka ah dib-u-habaynta Shaqaalaha dawladda taas Read More

https://i0.wp.com/bankofsomaliland.net/wp-content/uploads/2018/10/IMG_9290.jpg?resize=1280%2C640

Gudoomiyaha Baanka Dhexe oo ay Weheliyaan Gudoomiye-xigeenka iyo Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe ayaa Maanta Daah-Furay Nidaamka Diwaan gelinta Casiga ah ee Shaqaalaha Baanka dhexe. Diwaan Galintan Casriga ah Ayaa Madaxda Baanka ka Caawin doonta Xogta qofka Shaqalaha in lalasocda waxyabaha ku saabsan warbixintiisa ilaa marka loo bahdo in dalacadaha lasameynayo tano ka mid ah Read More

https://i2.wp.com/bankofsomaliland.net/wp-content/uploads/2018/10/ecc66dd1-2a90-48f0-bccc-6671ddaecaee.jpg?resize=1080%2C640

 AGAASINKA GUUD EE BAANKA DHEXE EE JSL ayaa kulan la qaatay Maamulayaasha Laamaha Caasimada iyo Agaasime waaxeedyada Baanka Dhexe ee JSL , kulankaa oo daarnaa dardar gelinta habsami socodka howlaha shaqo ee Baanka, lana sii laban laabo dadaalka loogu jiro ilaalinta qiimaha Shilinka iyo la dagaalanka sicir bararka. Ugu Horeyn, kulankaa waxaa furay Guddoomiyaha Baanka Read More