HomeCategory News

https://i0.wp.com/bankofsomaliland.net/wp-content/uploads/2018/12/safarka-agasimah.jpg?resize=960%2C640

Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe ee JSL, Mudane Axmed Xasan Carwo ayaa safar shaqo oo nuxurkiisu yahay xogogaal u noqoshada xaalada shaqadda iyo Shaqaalaha, iyo dardargalinta adeega uu Baanka Dhexe hayo uu baxay goboladda galbeed ee JSL, Agaasimahu wuxuu safarkiisa ka bilaabay gobolka Gabiley xaruntiisa Gabiley. Agaasimahu wuxuu isla maanta kulamo is dabo joog ah...

  WAR-SAXAFADEED: HOOS U DHACA SICIR BARARKA IYO DIGNIIN KU WAAJAHAN SARRIFLAYAASHA & SHIRKADAHA ISGAADHSIINTA.   Sida uu qeexaayo Xeer Lr 54/2012 Qodobkiisa 4aad  waajibaadka asaasiga ah ee Baanka Dhexe waxa ugu muhiimsan dejinta ascaarta  iyo ilaalinta qiimaha Shilinka Somaliland. Waxa kale oo uu masuul ka yahay samaynta iyo  fulinta  siyaasadda lacagta   “Monetary Policy”. Haddaba...

Hambalyo Magacaabida Wasiirka Maaliyada JSL   Gudoomiyaha Baanka Dhexe Cali Ibraahim Jaamac, isaga oo ku hadlaya magaciisa, Saraakiisha Baanka iyo dhamaan shaqaale weynaha Baanka Dhexe ee Somaliland waxa uu ku faraxsanyahay isla markaana uu si diiran u soo dhawaynayaa Wasiirka Horumarinta Maaliyadda JSL Dr Sacad Cali Shire iyo Wasiir Ku Xigeenkiisa Mudane Cabdilqaadir Maxamuud Sh....