HomeAuthor Central Bank of Somaliland

Agaasimaha Guud ee Baanka dhexe Somaliland  Axmed Xasan Carwo ayaa  kulan kula qaatey wadanka D.Jabouti Madaxda Baanka Caalamiga ah ee CAC  oo  aad u xiisaynaya Maalgashiga iyo in uu xafiis ka furto Somaliland waxaana uu agaasimaha kulan dheer wada qaateen  CEO ga Axmed Hamid Al-dheeb oo markii danbana u fidiyey casuumad guriisa ah Agaasimaha Guud...

Baanka Dhexe ee Jamhuuriyada Somaliland waxaa uu ku wargelinayaa Bulshada  in heerka isku beddelka /Sarifka Shilinka Somaliland iyo US dollarka  in uu  Maanta oo ay bishu tahay 10/11/2018 uu yahay sidan Gacanta Hore /iibshadda(Buying rate $ 1= 9,740 Shilin ka SL Gacanta Danbe/Iibinta (Selling rate $      1=9,790 Shilinka SL