HomeAuthor Central Bank of Somaliland

Hambalyo Magacaabida Wasiirka Maaliyada JSL   Gudoomiyaha Baanka Dhexe Cali Ibraahim Jaamac, isaga oo ku hadlaya magaciisa, Saraakiisha Baanka iyo dhamaan shaqaale weynaha Baanka Dhexe ee Somaliland waxa uu ku faraxsanyahay isla markaana uu si diiran u soo dhawaynayaa Wasiirka Horumarinta Maaliyadda JSL Dr Sacad Cali Shire iyo Wasiir Ku Xigeenkiisa Mudane Cabdilqaadir Maxamuud Sh. Read More