HomeAuthor Central Bank of Somaliland

  Baanka Dhexe ee Jamhuuriyada Somaliland waxaa uu ku wargelinayaa Bulshada  in heerka isku beddelka /Sarifka Shilinka Somaliland iyo US dollarka  in uu  Maanta oo ay bishu tahay 24/11/2018 uu yahay sidan   Gacanta Hore /iibshadda(Buying rate $ 1= 9,650 Shilin ka SL Gacanta Danbe/Iibinta (Selling rate $      1=9,700 Shilinka SL ALLA MAHAD LEH publishid...

Hambalyo Magacaabida Wasiirka Maaliyada JSL   Gudoomiyaha Baanka Dhexe Cali Ibraahim Jaamac, isaga oo ku hadlaya magaciisa, Saraakiisha Baanka iyo dhamaan shaqaale weynaha Baanka Dhexe ee Somaliland waxa uu ku faraxsanyahay isla markaana uu si diiran u soo dhawaynayaa Wasiirka Horumarinta Maaliyadda JSL Dr Sacad Cali Shire iyo Wasiir Ku Xigeenkiisa Mudane Cabdilqaadir Maxamuud Sh....