HomeAuthor Central Bank of Somaliland

https://i0.wp.com/bankofsomaliland.net/wp-content/uploads/2019/11/AD2B9624-63EB-4774-92EE-96C4CCDAE03D.jpeg?resize=1280%2C640&ssl=1

  Burco : (11/11/2019) : Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha Mudane Saleebaan Cali Koore, Guddoomiyaha Baanka Dhexe Mudane Cali Ibraahim Jaamac, Maayarka Magaalada Burco, Maxamed Cabdiraxman Muraad, Maareeyaha Wakaalada Biyaha ee Burco, Cabdixakiim Maxamed Maxamuud ayaa si wada jira u daah-furay qalab cusub iyo ceel-Biyood oo xadhiga laga jaray. Waxaa sidoo kale la dhagax dhigay ceel-biyood Read More

https://i2.wp.com/bankofsomaliland.net/wp-content/uploads/2019/11/AB2B4C0D-2C6E-402A-826D-84CC1CE0B5C8.jpeg?resize=1080%2C640&ssl=1

Hargeysa: 05/11/2019 – Guddoomiyaha Baanka Dhexe Mudane: Cali Ibraahim Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa wafti ka socda SIDA “Swedish International Development Cooperation Agency “ iyo Hay’adda Shuraako. Kulankan oo ka qabsoomay xafiiska Guddoomiyaha Baanka Dhexe , waxaa ku wehelinayay Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe ee JSL, Mudane; Axmed Xasan Carwo, Agaasimaha Waaxdka Koormeerka Baananka & Hayadaha Read More

https://i2.wp.com/bankofsomaliland.net/wp-content/uploads/2019/06/madax.jpeg?resize=960%2C635&ssl=1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta Daah-furay shirweyne ballaadhan oo lagu gorfeynayo horumarinta hay’adaha maaliyadeed ee dalka ka jira, kaas oo ay soo qabanqaabiyeen wasaaradda horumarinta maaliyadda iyo Baanka dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland. Shirkan oo ujeeddadiisu tahay dardargelinta, kobcinta, wada-shaqaynta, is fahanka iyo habkii la isugu xidhi lahaa hay’adaha maaliyadeed ee dalka, Read More

WARSAXAAFADEED Waxa uu maanta oo taariikhdu tahay 13kii bisha May 2019, Kulan ku dhexmaray xafiiska gudoomiyaha Baanka dhexe, madaxda Baanka dhexe ee JSL iyo madaxda Baanka ganacsiga ah ee AMAL BANK. Kulankan oo ujeedadiisu ahayd in la ogaysiiyo madaxda Baanka ganacsiga ah ee Amal Bank in la aqbalay codsigoodii, kana hawl gali karaan JSL. Kulankan Read More