Uncategorized Agaasimaha Xisaabaha Guud ee Baanka iyo Maamulaha Laanta Xarunta oo Shahaadooyin Guddoonsiiyey 4 Shaqaale ah .

Agaasimaha Xisaabaha Guud ee Baanka iyo Maamulaha Laanta Xarunta oo Shahaadooyin Guddoonsiiyey 4 Shaqaale ah .

oo dhamaystay oo tababaro kala duwan oo ku saabsan Maamulka Lacagta (Financial Management ) , iyo Habka Iibka qandaraasyada (Procurement Management ) ee Mashruuca SCORE ee ay iska kaashanayaan WORLD BANK iyo BANGIGA DHEXE ee SOMALILAND,

Shaqaalahan oo kala ah Abdirahaman Omar Ibrahim Farhia Maxamed Jaamac Jaamac Cumar Ilmi Abdirisaak Abdilaahi Shire

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: