AGAASIMAHA GUUD EE BAANKA DHEXE OO KULAN KULA QAATAY D.JABOUTI MADAX BAANKA CAC

Agaasimaha Guud ee Baanka dhexe Somaliland  Axmed Xasan Carwo ayaa  kulan kula qaatey wadanka D.Jabouti Madaxda Baanka Caalamiga ah ee CAC  oo  aad u xiisaynaya Maalgashiga iyo in uu xafiis ka furto Somaliland waxaana uu agaasimaha kulan dheer wada qaateen  CEO ga Axmed Hamid Al-dheeb oo markii danbana u fidiyey casuumad guriisa ah Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe Kulankan ayaa ku soo dhamaaday is afgarad iyo is faham

No Comments

Give a Reply

%d bloggers like this: