AGAASIMAHA GUUD EE BAANKA DHEXE OO LA KULMAY MADAXDA SABA BANK EE JABUUTI

Agaasimah Guud  ee Baanka Dhexe ee Somaliland ayaa dalka Jabout kula qaatey kulan madaxda Baanka SABA Africa Bank kulankaas oo ka dhacay xarunta Baanka SABA wuxuu mawduucu ahaa furashada Baanka ay ka furtaan Somaliland iyagoo hore laguu diiwan galiyey Xawaalada saba lakiin hada rabo Baanka in ay u guuran waxaa wada hadalka ku soo dhamaday is faham iyo in wafti ahaan ku yimaadan Hargeysa ,

No Comments

Give a Reply

%d bloggers like this: