WARSAXAAFADEED

Waxa uu maanta oo taariikhdu tahay 13kii bisha May 2019, Kulan ku dhexmaray xafiiska gudoomiyaha Baanka dhexe, madaxda Baanka dhexe ee JSL iyo madaxda Baanka ganacsiga ah ee AMAL BANK.

Kulankan oo ujeedadiisu ahayd in la ogaysiiyo madaxda Baanka ganacsiga ah ee Amal Bank in la aqbalay codsigoodii, kana hawl gali karaan JSL.

Kulankan waxa goob-joog ka ahaa Wasiirka Wasaaaradda Horumarinta maaliyadda Dr Sacad Cali Shire, waxa dhinaca baanka dhexe uga qayb galay kulankaas, Gudoomiyaha Baanka dhexe Mudane Cali Ibraahim Jamaac, Agaasimaha Guud ee Baanka dhexe Mudane Axmed Xassan Carwo, iyo Agaasimaha Qaybta kormeerka iyo Ruqsad-siinta Mudane Cabdiraxmaan Muuse Cabdi.

 

Amal-Bank-pdf

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: